Taliyihii Ciidamada isku-dhafka ah ee Gaalkacyo oo caawa la toogtay

Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa caawa magaalada Gaalkacyo ku weeraray Taliyihii howlgaladda Ciidamada isku-dhafka ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Col. Khaliif Nuur Shiil. Taliyaha ayaa waxaa rasaas ku furtay koox dabley ah oo ku sugeysay Masjid uu ka soo baxay agtiisa, waxaana soo gaaray dhaawac, sida ay sheegeen saraakiisha amaanka ee magaalada Gaalkacyo. Waxaa … Continue reading Taliyihii Ciidamada isku-dhafka ah ee Gaalkacyo oo caawa la toogtay